Taliyaha Booliska oo Ka Shalaayay Hadal uu Horay u sheegay Dhageyso

Taliyaha Booliska oo Ka Shalaayay Hadal uu Horay u sheegay Dhageyso

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa ka hadlay arrin hadal heynteedaa aad u badneyd.

Xaamud ayaa sheegay in uusan u Ololeyn Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, isagoo ku baaqay in la doorto Madaxweynihii hore.

DHAGEYSO Sida uu uga shalaayay Xaamud hadalkii uu horay u jeediyay:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com 

LEAVE A REPLY