Sirta Ka Danbeysa in Xasan Cali Kheyre RW laga Dhigo

Sirta Ka Danbeysa in Xasan Cali Kheyre RW laga Dhigo

0
SHARE

NAIROBI (Garsoor Online) — Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xilka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xasan Cali Kheyre.

Xasan Cali Kheyre waa qof ku cusub siyaasada Soomaaliya, mana jiro xilal horay uu u soo qabtay dhanka dowladda.

Haddaba Maxay tahay sirta ka danbeysa in qof siyaasada aan horey ugu soo jirin xil loo magacaabo iyadoo la heli karo waayo arag wax qaban kara? DHAGEYSO Warbixin Xasaasi ah:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY