Sheekh Shariif: Waa kuu sheegaa Madaxweynaha Soo Socda Waa Aniga – DHAGEYSO

by Farah C/laahi | Wednesday, Jan 18, 2017 | 181 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii horee Soomaaliya oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya.

Madaxweyne Shariif ayaa saxaafada u sheegay in Xasan Sheekh Maxamuud uu ku fashilmay hogaaminta dowladda Federaalka Soomaaliya, waxana uu muujiyay in uu rajo weyn ka lee yahay soo labashada hogaanka Soomaaliya.

Sheekh Shariif ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu heysto Lacag fara badan balse uusan xukumin codadka xildhibaanada wax dooranaya.

Mar la weydiiyay rajadiisa in uu noqon karo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa jawaab cajiib ah uu siiyay wariyihii su’aasha waydiiyay.

Waxana uu ku jawaabay sidan:

Garsoor Online — MUQDISHO

Like it? Share it!

Leave A Response