Muuqaal Senetar Muuse Suudi oo Afka Furtay

by Nuradiin Shardi | Sunday, Apr 30, 2017 | 11 views

 

Muqdisho(Garsoor Online) —Senatar Xaaji Muuse suudi Yalaxoow ayaa sheegay in ay dulman yihiin islamarkaana Madaxda Dowlada Soomaaliya cuno qabateen ay saareen Maamulka Hir Shabelle.

Xaaji Muuse ayaa shaaciyey in aan  loo dulqaadan karin dhibaatooyin xoogan  ee hadda soo ifbaxaya kaasi oo uu sheegay in ay wadaan  Madaxda Dowlada Soomaaliya wuxuuna tilmaamay in Diyaaradii laga joojiyey Jowhar islamarkaana Madaxada Dowlada Soomaaliya arintaasi uu kala hadlay ayna ka dhago fureysteen.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka 

Like it? Share it!

Leave A Response