SAWIRO: RW Kheyre oo Gaaray Addis Ababa

by Farah C/laahi | Monday, Jun 12, 2017 | 72 views

Addis Ababa (Garsoor Online) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kherye ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Xasan Cali Kheyre ayaa halkaa uga qeybgali doona Shirka Urur Goboleedka IGAD, isagoo la kulmi doona Madaxda wadamada ka soo qeybgalaya.

Like it? Share it!

Leave A Response