SAWIRO: Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

SAWIRO: Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Wararka inaga soo gaaray Isgoyska Ex Control Afgooye ayaa waxa ay sheegayan in goor dhow halkaasi uu ka dhacay Qarax si weyn looga maqlay Agagaarka goobta uu ka dhacay, sida ay inoo sheegeen Goobjoogayaal.

Saraakiil ka tirsan ciidamda Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ayaa u xaqiijiyay Garsoor Online gaariga qaraxay ay ku dhawacmeen 4 askari oo ka tirsanaa ciidanka NISA oo doonayay in qabtaan.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY