SAWIRO: Isbitaal Madiino oo Lageeyay Dhaawacyo Badan

SAWIRO: Isbitaal Madiino oo Lageeyay Dhaawacyo Badan

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Howlwadeenada caafimaadka ee Isbitalka Madiina ayaa sheegay in isbitalka la keenay ku dhawaad 30 ruux oo qaba dhaawacyo kala duwan.

Dadkan ayaa ku soo dhaawacmay Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday Hoteelka Dayax ee Magaalada Muqdisho.

Saraakiisha caafimaadka Madiinaya ayaa sheegay dhaawacyada la keenay ay ku jireen wariyayaal wax ku noqday qaraxii danbe ee ka dhacay Hoteelka Dayax.

Sidoo kale Isbitalka waxa la geeyay meydad laga soo qaaday halka ay wax ka dhaceen.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY