SAWIRO: Al Shabaab oo soo bandhigay Ciidamo Cusub

by Farah C/laahi | Monday, Feb 13, 2017 | 79 views

JILIB (Garsoor Online) — Al Shabaab ayaa degmada Jilib ee ka tirsan Gobolka Jubbada dhexe, kusoo bandhigay ciidamo cusub sida ka muuqatay Sawirro ay ku baahiyeen Warbaahintooda.

Ciidamadaan ayaa Al-Shabaab waxaa ay sheegeen in ay ka shaqeyn doonaan wanaag Farista iyo xumaan reebida dadka kunool degmada Jilib.

Ciidamada ay soo bandhigeen Al-Shabaab ayaa watay dhar ka duwan kuwii lagu yaqaanay Ciidamada Al-Shabaab.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response