Qarax Xoogan oo lagu beegsaday Ciidamada Dowladda Somalia

Qarax Xoogan oo lagu beegsaday Ciidamada Dowladda Somalia

0
SHARE

Muqdisho (Garsoor Online)—Qaraxan oo ahaa bambaano nuuca gacanta laga tuuro ayaa Kooxo hubeysan waxey ku weerareen Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxan lagu beegsaday Ciidamada Dowladda oo ku sugnaa Suuqa Bakaaraha, gaar ahaan halka lagu iibiyo Badarka.

Weli lama shaacin hadii uu jiro khasaaro Qaraxaasi ka soo gaaray Ciidamada Dowladda.

Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka oo goobta gaaray ayaa bilaabay howlgallo baaritaano ah oo ku aadan Qaraxaasi.

Ilaa iyo hada majirto cid sheegatay mas’uuliyada Qaraxan ka dhacay Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY