Puntland oo Kuma filna Wax ka qabashada Kufsiga

by Farah C/laahi | Wednesday, Jan 25, 2017 | 32 views

GAROOWE (Garsoor Online) — Maamulka Puntland ayaa sheegay in aysan waxba ka qaban karin Puntland kaligeyd tacadiyada kufsiga ee ka dhaca deegaanada Maamulkaasi.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Camey ayaa sheegay in kiisaska kufsiga la xiriira ee ka dhaca Puntland ay sii badanayaan, taasina aysan kaligoow waxba ka qaban karin.

Mr. Camey ayaa ku eedeeyay Warbaahinta in si qaldan ay u tabiyeen kiisaska kufsiga la xiriira ee ka dhacay Puntland maalmihii la soo dhaafay.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response