Senator M. Suudi oo Xalay Wacdaro Dhigay – Dhageyso

Senator M. Suudi oo Xalay Wacdaro Dhigay – Dhageyso

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa si la yaab leh ugu jawaabay Senator Cabdiraxmaan Faroole oo xalay ay kawada qeybgaleen casha sharaf uu sameeyay duqa Magaalada Muqdisho.

Xaaji Muuse Suudi Yalaxoow ayaa tilmaamay in tabashada uu soo jeediyay Cabdiraxmaan Faroole ay wax ka jiraan, balse qaar kale oo jawaabis u baahan ay ka soo yeereen Faroole, waxana uu xusay in uu markale ka jawaabi doono.

Muusa Suudi ayaa sheegay in qofkasta ay dooneyso in ay aragto rabitaankeeda oo hirgala, waxana uu yiri: “Madaxweyne Qof unbaa noo noqon doono, Qofba Qof ayuu u rabaa, adiga oo Faroole ah dad ayaa kuu raba, anagana mid kale ayaan u rabnaa.”.

DHAGEYSO Hadalkii Muuse Suudi uu Xalay Jeediyay:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY