Musharax Ameeriko oo Isdiiwaan Galiyay + SAWIRO

by Farah C/laahi | Saturday, Jan 28, 2017 | 36 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Musharax Madaxweyne Maxamed Cali Ameeriko ayaa si rasmi ah u qaatay shahaadada aqoosiga Musharaxnimo, isagoo buuxiyay dhamaan sharuudihii laga doonayay musharaxiinta.

Maxamed Cali Ameeriko ayaa kamid ah musharaxiinta sanadkan loo saadaalinayo ku guuleysiga xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Musharax Ameeriko ayaa taageero badan ka heysta bulshada Soomaaliyeed, waxana dad badan ay u riyaaqeen howlihii dib lomaasinimo ee uu ka soo qabtay saafarada Soomaaliya ay ku lee dahay dalka Kenya.

Sidoo kale, Maxamed Cali Ameeriko ayaa lagu tilmaamaa siyaasi furfuran oo la jaan qaadi kara xaalada siyaasadeed ee dalka uu ku jiro.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response