Muqaal: Xaflad Loo Qabtay Senator Faroole ee Muqdisho

by Farah C/laahi | Thursday, Jan 26, 2017 | 27 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xaflad uu soo qaban qaabiyay Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa xaflad casho sharaf ah u qabtay Senator Cabdiraxmaan Faroole oo ka soo jeeda Puntland.

Daawo Muqaalka Xafladaasi:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response