Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun Ku Riday 6 Askari

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun Ku Riday 6 Askari

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xukuno ku riday askar ka tirsan Ciidanka dowladda.

G/Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ku dhawaaqay Xukunka ayaa sheegay in 6 askari oo ka tirsan ciidanka dowladda lagu riday xukunoo kala duwan kaddib markii ay dhac iyo dil ka geysteen Magaalada Muqdisho.

Askarta la xukumay ayaa waxaa ku jiray Cabdi wali Ibrahim Cumar Shaaweeye oo ka soo jeeda qoys si weyn looga yaqaan Magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO Sida uu Xukunka u dhacay:

Garsoor Online — MUQDISHO

LEAVE A REPLY