Maxaad Ka Taqaan 5ta Wasiir ee ugu Awooda Badan Xukuumada Xasan Cali Kheyre

by Farah C/laahi | Saturday, Apr 8, 2017 | 17 views

Wasiirada Dowladda cusub ee Farmaajo ayaa la soo sheegayaa in inbadan oo kamid ah aysan u madax banaaneen shaqooyinkooda, waxaana jira faraglin iyo xubno qarsoon oo kulug leh howlaha wasaaradaha qaar kood.

Sidaasi oo ay tahay hadana waxaa jira wasiiro tiro yar awood badan ku dhex leh Golaha wasiirada iyo wasaaradaha loo Magacaabay.

Wasiirada Awooda badan waa ay yar yihiin marka loo barbardhigo kuwa maqaar saarka ah ee ku jira Xukuumadda Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.

Hadaba Garsoor Online ayaa kuu soo bandhigay 5ta Wasiir ee ugu Awooda badan Xukuumadda Xasan Cali Khere.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle

Wasiirka Dhalin yarada iyo Ciyaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye

Wasiirka Gargaarka Soomaaliya Maryan Cariif Qaasim

Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil

Like it? Share it!

Leave A Response