Maxaa Maanta Ka Cusub Magaalada Muqdisho?

Maxaa Maanta Ka Cusub Magaalada Muqdisho?

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay ka dhacdo banaabax lagu taageerayo go’aankii ka soo baxay Maxkamada Caadalada Caalamiga ah ee ICJ.

Banaabaxa ayaa waxaa ka qeybgali doona mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dad badan ayaa tuhun galinaya Dibad baxan waxana la aaminsan yahay in lagu dhaleeceen doono qaar kamid ah dadkii galay heshiiskii Kenya lala galay oo ay kamid yihiin Shriif Sheekh Axmed, Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY