Maxaa Lagu Xasuustaa Xukuumada Hada Jirta?

by Farah C/laahi | Sunday, Jan 29, 2017 | 9 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa ka hadlay waxyaabaha lagu xasuusan doono Xukuumadda jirta ee waqtigeedu dhamaaday.

Maxamed Cumar Carte ayaa ka hadlay mudadii sanadka ka badneyd ee Xukuumadda uu ka tirsan yahay, kaddib wareysi uu siiyay Warbaahinta Dowladda.

Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya ayaa aad loogu tiriyaa in uu ka mid yahay dadka ku dhaw Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo ah musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

DAAWO WAREYSIGA OO DHAMEYSTIRAN:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response