Mahad Cawad oo Isku Mid ka dhigay AMISOM & Ciidanka…

by Farah C/laahi | Thursday, Jan 26, 2017 | 25 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in shilka ay geystaan gaadiidka AMISOM ee rayidka ay ku dhintaan inuu la mid yahay shil uu geystay Askari Soomaali ah.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka  ayaa tilmaamay AMISOM horay inay u laayeen Xoolo fara badan ayna bixiyeen Magdhaw.

Mahad Cabdalla Cawad ayaa xusay in Dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay la xisaabtantu Ciidanka AMISOM.

Dhageyso Warbixin Ka hadleysa Arrintaas:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response