Madaxweyne Cosoble oo Xalay Ka Badbaaday Qarax

Madaxweyne Cosoble oo Xalay Ka Badbaaday Qarax

0
SHARE

JOWHAR (Garsoor Online) — Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa xalay ka badbaaday weerar la doonayay in lagu khaarajiyo.

Wararka ayaa sheegaya in Bob gacmeed lagu weeraray nawaaxiga Madaxtooyada Maamulka Hirshabeelle ee Magaalada Jowhar halkaasi oo uu ku sugnaa Madaxweyne Cosoble.

Dad goobjoogayaal ah ayaa u xaqiijiyay Garsoor Online in qaraxa bom kacmeedka ka dhashay ay ku dhinteen caruur ka agdhawaa goobta qaraxa.

DHAGEYSO Wararkii ugu danbeeyay ee Qaraxa Jowhar:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com 

LEAVE A REPLY