LIVE: Waxaa hada socota Codeynta Kuxigeenka 1aad

by Farah C/laahi | Sunday, Jan 22, 2017 | 153 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Waxaa hada soconeysa Doorashada Kuxigeenka 1aad ee Barlamaanka Aqalka Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxaa soo gabgaboobay doorashad Gudoomiyaha Aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya, waxana hada tartamaya musharaxiinta u taagan qabashada kuxigeenka koowaad.

Hadaba Aqriso Magacyada Musharaxiinta u taagan xilka kuxigaanka 1aad ee Aqalka sare:

Garsoor Online — MUQDISHO

Like it? Share it!

Leave A Response