LIVE: Daawo Doorashada Gudoomiyaha Gobolada Galmudug

LIVE: Daawo Doorashada Gudoomiyaha Gobolada Galmudug

0
SHARE

CADAADO (Garsoor Online) — Halkan toos ugala soco Doorashada Gudoomiyaha gobolada Galmudug, oo hada ka socota Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Sadax Musharax ayaa u tartamaya Xilkan, waxana midkii la doorto uu jagadan heyn doonaa labo sano oo ah muda xileedkii ka dhinaa gudoomiyihii iscasilay Cabdikariim Xuseen Guuleed.

LIVE: Daawo Doorashada Gudoomiyaha Gobolada Galmudug:

LEAVE A REPLY