Liiska Gudigga Doorashada Somalia oo La Soo Saaray

Liiska Gudigga Doorashada Somalia oo La Soo Saaray

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Gudoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si rasmiga ah u soo saaray Liiska Gudigga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Liiskan ayaa ka kooban 17 xubnood, waxana 6 kamid ah ay ka socdaan Aqalka sare halka 10 xildhibaan ay ka imaanayaan Golaha Shacabka.

AKHRISO MAGACYADA GUDIGGA:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY