Khudbadii ugu Fiicneyd ee Taariikhda Gashay Dr. Saciim

by Farah C/laahi | Friday, Feb 3, 2017 | 40 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Musharax Madaxweyne, ahna Gudoomiyaha Xibsiga Dadka Prof Saciid Ciise Maxamuud ayaa shalay khudubad soo jiidatay Bulshada Soomaaliyeed ka jeediyay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Khudbada Prof Saciid ayaa waxaa ka muuqanayay Wadaniyad, Daacadnimo iyo in uu bari ka yahay kooxeysi Gaar ah.

Musharax Prof Saciid Ciise Maxamuud ayaa soo bandhigay siyaasad cad oo uu kaga duwan yahay musharaxiinta kale.

DAAWO Khudbadii uu Jeediyay Prof Saciid Ciise Maxamuud

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response