Jadwalka Doorashada oo Goordhaw La Soo Saaray

Jadwalka Doorashada oo Goordhaw La Soo Saaray

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) —  Gudigga qaban-qaabada Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya yaa soo saaray Jadwalka Doorashada iyo xiliga ay dhici doonto doorashada Madaxweynaha.

Gudigga oo Gudoomiye u doortay Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa ku soo saaray jawal dhameystiran oo loo mari doono doorashada Soomaaliya.

Warqad ka soo baxday Gudigga Doorasha ayaa lagu cadeeyay in doorashada Madaxweynaha Soomaaliya aya dhici doonto 8 bisha Febaarayo ee soo aadan.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY