Imisa Musharax ayaa Isku Diiwaan Gelisay Doorashada

by Farah C/laahi | Sunday, Jan 29, 2017 | 26 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Gudigga Doorashada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in la soo afjaray diiwaan gelinta Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Gudoomiyaha Gudigga Doorashada ayaa saxaafada u sheegay in la soo afjaray diiwaangalinta, waxana uu ku dhawaaqay liiska musharaxiinta isi soo diiwaan galiyay.

Gudoomiyaha ayaa tilmaamay in 18 musharax ay u taagan yihiin tartanka dhici doona 8 bisha soo socota.

Magacyada musharaxiinta is diiwaangelisay

1.Shariif Sheekh Axmed

2.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke

3.C/qaadir Cali Cosoble

4.Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)

5.C/raxmaan C/shakuur Warsame

6.Jibriil Ibraahim Cabdulle

7.Xasan Sheekh Maxamuud

8.Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

9.Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)

10.C/naasir Maxamed Cabdulle

11.Cali Xaaji Warsame

12.Saciid C/laahi Dani

13.Maxamed Maxamuud Culusow

14.C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole)

15.Saciid Ciise Maxamuud

16.Bashiir Raage Shiiraar

17.C/laahi Ciilmooge Xersi

18.C/laahi Cali Gees.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response