Gudiga Anshaxa Dorashada Somalia oo La Magacabay

by Farah C/laahi | Monday, Jan 30, 2017 | 9 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay Gudigga Anshaxa Doorshada Madaxweynanimo ee Soomaaliya.

Mr. Jawaari ayaa Gudigga ku dhawaaqay iyadoo dhawaan la filayo in dalka ay ka dhacdo doorshada Madaxweynaha.

Xubnaha gudiggan ka dhex muuqanayo ayaa ah kuwa lagu kalsoonaan karo waxana ka dhex muuqanaya aqoon yahano si weyn looga yaqaano Soomaaliya.

AKHRISO MAGACYADA GUDIGGA ANSHAXA DOORSHADA SOOMAALIYA.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response