Xiliga Rasmiga ah ee La Magacabayo RW Cusub

by Farah C/laahi | Monday, Feb 20, 2017 | 53 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Dadka Soomaaliyeed ayaa ka sugay Madaxweynaha Cusub ee Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo, Ra’iisal wasaaraha cusub in uu Magacaabo.

Hadaba Goorma ayaa la filaa in xilkaas lagu dhawaaqo? Yaase kamid ah dadka ugu cad cad?

DHAGEYSO

Garsoor Online

Info@garsoornews.com 

Like it? Share it!

Leave A Response