Golaha Wasiirada oo Yeeshay Kulan Aan Cadi Aheyn

by Farah C/laahi | Saturday, Feb 11, 2017 | 26 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta kulan aan cadi aheyn isugu yimid waxana ay uga hadleyn arrimo dhawr ah.

Kulanka kaddib ayaa waxaa saxaafadda la hadlay Wasiirka Qorsheynta Cabdiraxmaan Cali Ceynte, waxana uu sheegay in ay Amaan weyn u soo jeedinayaan Madaxweynihii hore ee la doortay.

Waxa ay sidoo kale soo dhaweeyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyagoo fariin u diray dhamaan Bulshada Soomaaliyeed.

DHAGEYSO Hadalkii Saxaafadda uu u jeediyay Cabdiraxmaan Ceynte:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response