Ganacsato Caawa Lagu dilay Marka iyo Xaalada oo Kacsan

Ganacsato Caawa Lagu dilay Marka iyo Xaalada oo Kacsan

0
SHARE

Marka (Garsoor Online) —Wararka laga helayo Magaalada Marka ee Xarunta G/shabeelaha hoose ayaa sheegaya in caawa labo ruux lagu Magaaladaasi,dabley hubeysan ku hubeysnaa biskoolado ayaa guri ku yaalla Marka waxa ay ku dileen labo ruux oo ka mid  aheyd Ganacsatada Magaaladaasi.

Wararka ayaa intaa waxaa ay ku darayaan in dilka salka  uu ku hayo arimo  la  xiriira aanooyin qabiil oo ka jira  Magaaladaasi.

Dabley ayaa goobta ka baxsaday ka dib dilka iyadoona caawa ay kacsan tahay xaalada  Marka waxaana cabsi  laga qabaa in dagaalamaan Maleeshiyaad  ku wada sugan halkaasi.

4tii sanno ee la soo dhaafay waxaa dagaal salka  ku hayo  aanooyin qabiil  uu ka jiray Gobolka Sh Hoose .

LEAVE A REPLY