Faysal Ali Waraabe Yaan La Dooran Dadkii Badda Gatay

by Farah C/laahi | Sunday, Feb 5, 2017 | 71 views

KISMAAYO (Garsoor Online) — Siyaasiga Feysal Cali Waraabi oo ah siyaasi ka mid ah maamulka Somaliland ayaa ugu baaqay Soomaaliya in aan loo dooran musharaxiinta dalka iibsanaya.

Faysal Cali Waraabe ayaa tilmaamay in xildhibaanada Soomaaliyeed ay ka digtoonaadaan in ay doortan kuwa gumeysiga dalka ku soo hogaaminaya.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response