Faah Faahin: Weerarkii Saakay ka dhacay Kulbiyoow

by Farah C/laahi | Friday, Jan 27, 2017 | 57 views

KULBIYOOW (Garsoor Online) — Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay weerar saakay AL Shabaab ay ku qaadeen Fariisin Ciidanka Kenya ay ku lee yihiin deegaanka Kulbiyoow ee gobolka J/hoose.

AL Shabaab ayaa sheegay in ay la wareegeen gacan ku heyta xerada la weeraray, waxana ay sheegteen in ay dileen Askar badan oo Kenyan ah.

DHAGEYSO Wararkii ugu danbeeyay ee ka imaanay Kulbiyoow:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response