Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Muqdisho + SAWIRO

Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Muqdisho + SAWIRO

0
SHARE
????????????????????????????????????

MUQDISHO (Garsoor Online) — Maamulka gobolka Banaadira ayaa ka warbixiyay qarax maanta ka dhacay degmada Waabari ee gobolka Banaadir.

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir ayaa warbaahinta u sheegay in qarax miino oo lagu soo xiray gaari uu lee yahay Afrax oo ah shaqaale ka tirsan Wasaarada Arrimaha Gudaha uu ka dhacay Nawaaxiga Isgoyska Shaqaalaha ee Muqdisho.

Gaariga qarxay ayaa yaalay meel ka danbeysay Shaneemo Soomaaliya, waxana la sheegay in aysan jir qof wax ku noqday.

Afrax oo lahaa gaariga qarxay ayaa ka maqnaa xiliga uu qarxayay, waxna la sheegay in la damcsanaa in isaga lagu qaarajiyo.

Garsoor Online — MUQDISHO 

LEAVE A REPLY