Dowladda Somalia oo Shaacisay Tirada Al Shabaab ka soo goosatay ilaa hada

Dowladda Somalia oo Shaacisay Tirada Al Shabaab ka soo goosatay ilaa hada

0
SHARE

Wasiirka Wasaaradda Gaanshaadhiga Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa VOA u sheegay in dhalinyaro ka badan 50 ay isku dhiibeen Ciidamada dowladda Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in dhalinyaradaasi ay isasoo dhiibeen tan iyo markii Madaxweyne Farmaajo uu ku dhawaaqay in cafis loo fidyay dhalinyarada ku jirta Al-Shabaab.

Waxaa uu tilmaamay in dhalinaradaasi badankood ay iska soo dhiibeen gobolada Koonfureed ee Soomaaliya.

Labadii ugu dambeysay ayaa Shalay isku soo dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan degaanka Laanta Buuro.

Wasiirka ayaa sheegay in dhaqan celin iyo nolol wanaagsan ay u sameyn doonaan dhalinyarada kasoo baxda Al-Shabaab.

Radio Risaala

LEAVE A REPLY