Dhalin Yaro Lagu Jirday Xabsiyada Puntland

Dhalin Yaro Lagu Jirday Xabsiyada Puntland

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Nabaddoon C/qaadir Axmed Xarago ayaa VOA u sheegay ayaa war bixiyay xaalada 7 dhalin yaro ah oo dhawaan Maxakamada ciidanka Puntland ay ku riday xukun dil ah.

Xarago ayaa sheegay in qaar ka mid ah dhalin yarada la xukumay jirdil loo gaystay intii ay ku sugnaayeen goobaha dambi baarista.

Nabadoonku waxa uu dalbaday in baaritaan dheraad ah lagu sameeyo sida ay dhalin yaradan u qirteen kiisaka iyo jirdilka loogeystay.

7 dhalin yarad ah ee la xukumay ayaa lagu eedeeyay in ay ku lug lahaayeen dilal dhawaanahay ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari.

DHAGEYSO Wareysi lala yeeshay Nabadoon Xarago:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY