DHAGEYSO: Xildhibaan Dalxa oo Aqoon waayay Magaca Ra’iisul wasaaraha Cusub ee Somalia

by Farah C/laahi | Thursday, Mar 16, 2017 | 12 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Barlamaanka 10aad ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa wareysi laga qaaday garan waayay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Somalia.

Mudane Dalxa ayaa magac qaldan siiyay Ra’iisul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

DHAGEYSO: Wareysi lala yeeshay Mudane Dalxa:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response