C/raxman Koronto oo Isku Qarxiyay Hoteelka Dayax

C/raxman Koronto oo Isku Qarxiyay Hoteelka Dayax

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Warbaahinta AL Shabaab ayaa soo bandhigay wareysi uu bixiyay Ninkii fuliyay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee Arbacadii lagu weeraray Hoteelka Dayax ee Magaalada Muqdisho.

Ninka oo lagu Magcaabo C/Raxmaan Maxamed Cabdulle oo loo yaqaano (Koronto) ayaa horay u soo dilay Taliyihii Ciidanka NISA ee Jubbaland oo uu u ahaa ilaaladiisa gaarka ah. Macluumaad dheeri ah ka sii aqari halkan

DHAGEYSO Wareysiga oo Dhameystiran:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY