DHAGEYSO Warbixin: Farmaajo oo Dacwad Ka Gudibiyay Dowlada Imaaraadka

by Farah C/laahi | Monday, Feb 27, 2017 | 45 views

RIYAAD (Garsoor Online) — Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa dowladda Sacuudiga u gudbiyay dacwad ka dhan ah Imaaraadka Carabta.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dowladiisu ay ka soo horjeedo saldhiga ciidanka ay Imaaraadku ka sameysanayaan Barbara.

Farmaajo ayaa si gaar ah arrimahan ugala hadlay Boqorka Sacuudiga, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Wasiirka Gaashaandhiga.

DHAGEYSO WARBIXIN ARINTAN KA HADLEYSA:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response