Dhageyso: Tirakoob Rasmi ah oo laga Soo Saaray Qaraxii

Dhageyso: Tirakoob Rasmi ah oo laga Soo Saaray Qaraxii

0
SHARE
????????????????????????????????????

MUQDISHO (Garsoor Online) — Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya oo la hadlay saxaafada ayaa faah faahin ka bixiyay weerarkii lagu qaaday Hoteelka Dayax ee Magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa sheegay tirada rasmiga ah ee wax ku noqotay qaraxaasi.

DHAGEYSO Hadalka Wasiirka Amniga Cabdirisaaq Cumar Maxamed:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY