DHAGEYSO: Taliyaha Cusub ee Booliska oo Afka Furtay, Dhaarna Maray

DHAGEYSO: Taliyaha Cusub ee Booliska oo Afka Furtay, Dhaarna Maray

0
SHARE

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal C/xakiin Daahir Saciid Saacid ayaa sheegay in ay la imaanaya qorsheyaal cad cad oo wax loogu qabanayo amaanka guud ee Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in Al-Shabaab aysan ka aqbali doonin in maalin walbo ay qaraxyo ka geystaan Soomaaliya.

Waxa uu tilmaamay in Talisyada kala duwan ee Ciidanka Booliiska la tayayn doono isla markaana ay si dardar leh u shaqeynaya.

Taliye Saacid ayaa sidoo kale sheegay in ay keenayaan qorsheyaal ay ku wada xiriirayaan si joogta ah shacabka iyo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Waxa uu xusay in ay ka shaqeyn doonaan sidii loo heli lahaa amni buuxa oo la isku haleyn karo, waxa uuna Ciidanka ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan arrintaasi.

LEAVE A REPLY