Taariikhda 8 Musharax ee Maanta Tartamaya Somalia

by Farah C/laahi | Thursday, Feb 2, 2017 | 79 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — 8 Musharaxa ayaa maanta Barlamaanka Khudbad ka jeedin doona, waxana ay uga hadli doonaan barnaamij siyaasadeedka ay wataan.

Hadaba waa kuwan 8 musharax:

Axmed Maxamed Cabdi

Zakariye Maxamud Xaaji Cabdi

Bashiir Gaare Shiiraar

Jabriil Ibrahim Cabdulle

Xasan Sheekh Maxamuud

Saciid Cabdulahi Dani

Prof Saciid Ciise Maxamuud

Shariif Sheekh Axmed

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response