DHAGEYSO: Shariif Xasan oo Wada isku shaandheynta Golahiisa Wasiirada

by Nuradiin Shardi | Wednesday, Mar 8, 2017 | 25 views

BAYDHABO (Garsoor Online) Xildhibaan Cabdi qaadir Maxamed Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Maamulka Konfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa shaaciyey un Shaariif Xasan uu wado qorshe uu ku doonayo in uu isku shaandheyn uu ku sameeyo Golahiisa Wasiirada Maamulkaasi.

Wasiiro badan ayaa daaqada ka bixi doona kuwaasi oo la rumeysan yahay in abaabuleen mooshinkii xilka looga qaadayey Shariif xasan.

Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga 

Like it? Share it!

Leave A Response