DHAGEYSO: Shariif Sh Axmed oo Fariin Kale u Diray BJFS

by Farah C/laahi | Tuesday, Feb 7, 2017 | 10 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ahna Musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynah Soomaaliya ayaa galabta saxaafada la hadlay.

Sheekh Shariif ayaa maalin weyn ku tilmaamay birirto oo loo dareeri doono doorashada Madaxtinimada Soomaaliya.

Musharax Shariif ayaa aad ugu celceliyay ka hadalka musuqmaasuq ka dhici kara doorashada, waxana uu codsaday in la yareeyo musuqa.

Waxaa uu ka dalbaday Xildhibaanada labada Aqal in ay doortaan, madaama uu ka dhabeyn karo balanqaadkiisa.

DHAGEYSO Hadal Qiiro Leh oo uu Jeediyay Musharax Sheekh Shariif Sheekh Axmed:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response