DHAGEYSO: Sh Shaakir oo Maanta Muqdisho Yimid

DHAGEYSO: Sh Shaakir oo Maanta Muqdisho Yimid

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Ujeedada uu u yimid Mr. Shaakir ayaa lagu sheegay in uu ka qeybgalaayo Caleema saarkaa Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo.

Sheekh Shaakir ayaa la filayaa in uu la kulmo Madaxweynaha Cusub waxana ay ka wada hadli doonaan Mideynta Maamulka Galmudug oo labo u kala qeysan waqtigan.

DHAGEYSO Hadalkii uu jeediyay Madaxweyne Shaakir Markii uu imaanayay Muqdisho:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com 

LEAVE A REPLY