DHAGEYSO: Sh. Nuur Baaruud oo Fashiliyay Qiyaano ay sameeyeen Hormuud iyo Dahabshiil

by Farah C/laahi | Friday, Mar 10, 2017 | 35 views

Muqdisho (Garsoor Online) — Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ah Gudigga Qaran ee Gurmadka Abaaraha ayaa fashiliyay sir ka qarsooneyd shacabka Soomaaliyeed.

Sheekh Nuur Baaruud ayaa sheegay in Shirkada Hormuud iyo Dahabshiil aysan bixin lacagaha loogu talagalay dadka ay Abaartu ku dhufatay.

Waxa uu soo bandhigay in labadaan shirkadood ay diideen in ay lacag ugu tabarucaan dadka ku dhibaateysan gobolada Koofurta Soomaaliya.

DHAGEYSO Codka Sheekha Nuur Baaruux Gurxan:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response