DHAGEYSO: Qodobo Lawada Sugayay oo Laga Soo Saaray Shirkii Ka Dhacay Muqdisho

by Farah C/laahi | Monday, Apr 17, 2017 | 30 views

Shirkii Madaxda Qaranka iyo kuwa maamul goboleedyada uga socday Muqdisho ayaa Goor dhow lasoo gabagabeeyay waxaana laga soo saaray War murtiyeed.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlaayay Qodobo dhowr ah waxaana ka qeyb galay Madaxda maamul goboleedyadda.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyadda Cabdinuur ayaa Warbaahinta u aqriyay qodobada kasoo baxay Shirka.

Like it? Share it!

Leave A Response