Odoyasha Galmudug oo Dagaalamay (Dhageyso)

Odoyasha Galmudug oo Dagaalamay (Dhageyso)

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Kulan ka dhacay Magalada Muqdisho isla markaana ay looga hadlayay xiisada siyaasadeed ee ka tagaana Galmudug ayaa waxaa la sheegay in qaar kamid ah waxgaradka caanka ah ee ka soo jeeda deeganadaasi ay ku sigteen in ay dagaalamaan.

Odoyaasha qaar ayaa loo diiday in ay madasha ka hadlaan, waxana taasi loo fasiray in kulanku ahaa mid uu soo abaabulay Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed.

Habad Dhageyso wixii dhex maray qaar kamid ah waxgaradka kulanka ka qeybgalay:

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

LEAVE A REPLY