Dhageyso: Mushaxiin Amni Xumo Ka Cabanaya

by Farah C/laahi | Wednesday, Feb 1, 2017 | 66 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Amaankoodu uu halis ku jiro.

Maxamed Maxamuud Culusow oo kamid ah musharaxiinta ayaa sheegay in la soo gaarsiiyay warar sheegaya in Amaankoodu uu halis ku jiro.

Waxa uu tilmaamay in ay jiraan qorshayaal la doonayo in lagu khaarajiyo musharaxiinta tartanka ku jira.

Garsoor Online

Info@garsoornews.com

Like it? Share it!

Leave A Response