DHAGEYSO: Muxuu ahaa Ninkii Caawa Lagu dilay Muqdisho

DHAGEYSO: Muxuu ahaa Ninkii Caawa Lagu dilay Muqdisho

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Dabley ku hubeysan Biskoolado ayaa caawa Isgoyska Macalin Nuur ee Degmada Dharkenley waxaa ay ku dileen Nin la sheegay in halkaasi qaad uu ku iibinayey kaasi oo Magaciisa lagu sheegay Feysal.

Ilo Wareed Madaxbaan ayaa sheegaya in Marxuumka dhintay uu si hoosaad ah ula shaqeynayey Hay”ada Nabad Sugida Qaranka.

Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga 

LEAVE A REPLY