DHAGEYSO: MD Xasan Sheekh oo Kordhiyay Cashuraha La Qaado

DHAGEYSO: MD Xasan Sheekh oo Kordhiyay Cashuraha La Qaado

0
SHARE

MUQDISHO (Garsoor Online) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in la kordhin doono lacagaha canshuuraha ah ee laga qaado ilaha dhaqaalaha uu ka soo galo dowladda Federaalka Soomaaliya.

Meelaha canshuutu ay ku kordhi doonto ayaa waxaa kamid ah  Garoonka Diyaaradaha, Dekada Muqdisho iyo waliba canshuuraadka laga qaado goobaha ganacsi ee ku yaalla caasimada Muqdisho.

Ujeedad loo kordhinayo qiimaha cashuurta la qaado ayaa Madaxweynuhu ku sheegay in tahay in loo gurmada dadka ay abaaruhu ku halakeeyeen gobolada dalka soomaaliya.

Garsoor Online — MUQDISHO

LEAVE A REPLY