DHAGEYSO: Maxay Dadka Muqdisho Ka Aamin San Yihiin Ciidanka AMISOM?

by Farah C/laahi | Monday, Jan 16, 2017 | 95 views

MUQDISHO (Garsoor Online) — Shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in Ciidanka AMISOM laga saaro dalka.

Dhawaqa ka soo yeeray dadka Muqdisho ayaa ka danbeeyay markii ay si daba joog ah ay Ciidanka AMISOM u waxyeeleeyeen dad rayid ah oo ku suganaa gobolka Banaadir iyo Sh/hoose.

Dhageyso qaar kamid ah dadka Muqdisho oo Ra’yigooda dhiibanaya:

Garsoor Online — MUQDISHO

Like it? Share it!

Leave A Response